Monday, August 30, 2010

WAXAYAALAHA UGU QOSOLKA BADAN WADANKA AFRIKA EE AAN BADI LAGU

African storing his Cell Phone in his Ear hole
Qaarada Africa oo ah qaarad
weyn dad badan oo kala duwani ku nool yihiin ayaa waxa had iyo
jeeraale lagu arkaa wax aan ka suurtoobin amaba lagu arag caalamka
horu maray qaarkood waa iska caadi qaarna waad la yaabaysaa oo

waxaad is weydiinaysaa sida suurto galnimada ugu noqtay samayntoodu
hadaba Akhristow aduunka wax kasta waa la fishaa bal aan daawano
sawiradan iyo qaaradii


Weird African FM Radio
African Blue tooth dhegtiisa
ayuu adeegsaday umana baahna in gacmihiisu mashquulaan, ninka kale
waxaa uu dhegaysanyaa heeshii ugu dambeeyey aduunka dhakada waxaa uu
ku sitaa Battery xajaarna uma baahna isna labada ninba waxan odhan
lahaa waa  saynisyahanadii Africa kkkkkkkkkkkk


Chimpanzee with Apple Laptop
Ostrich in African Petrol Bunk


Daayeer Computerka aad u yaqaan wararka aduunkana kala
socda iyo Gorayo gas station iibinaysa

African Goat Bus
Overloaded Vehicle in Africa


Waa waxyaalaha aan suurtagalka noqon karin balse qaarada
ciidan nabadgelyo jirin ganaaxa wadayaasha riyaha dusha ka saaran
buska lama xidhin waadna argtaa gaadhigaa (HWY) la duulaya iyo dadku
siday xaajiyada isu kor fuuleen haduu dhaco maxaad filaysaa

Life in Africa
Funny Africans

Hooyooyin caruurtii Gosha ku
sita waxaas oo xamuulana la safraya maxaa hooyada africa dhib
haysata iyo ciidamada Comandoska koonfurta Africa oo salaan bixinaya.

Life in Africa
Life in Africa


Gawaadhida yar yar ee la adeegsado ayaa dadku si aan caadi ahayn
u raacaan oo shuruucda iyo qawaaniinta aduunka ka baxsan iyadoo lagu
sameeyo rar xad dhaafa sanadkiina malaayiin dad ah ku dhintaan oo
rakaab ah .

Open School in Africa
Snake Stunts from

 
Waa iska caadi ninka maska
sanka geliyey ee afka ka soo baxay bal macalinka ardayda gidaarka
kulul ugu dhigaya ee derbigana School ku dhigtay eeg
cajiiiiiiiiiiiiiiib

Wild Life Animals on Roads
Animal Safari in Africa

 
Sawtii la odhan jiray
waraabuhu ma raboobo waa been waa kan isagoo xadhig lagu wado sidii
Eyda iyo libaax wadadii gawaadhida uga bixi waayey
Cajiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiib
Africans playing with Mobile Phones
Africans with fully loaded Rifles
Waxaa filayaa africa awel
qori baa waalay oo si xun baro kac dil iyo xoolahoo lagu kala dhaco
ku sameeyey hadana taleefoon ayaa cawaankii iyo xoolo dhaqatadii
waalay dantoodii iyo xoolahoodiina ka habsaamiyey.

Ninka taagan waa maalqabeen
waxaa uu leeyahay meel taayirada lgu iibiyo “Tire shop” waxaan filayaa
in durba gabdho badani Emailkiisa doonayaan waayo nin lacag leh iyo
dumar la kala raac anaa haya kkkkk yarkuna waxaa uu ku talo jiraa in uu
Radio layskula hadlo sameeyo

No comments:

Post a Comment