Monday, August 23, 2010

Hal Qof ayaa ku dhintay Dagaalka Dhacay Ceelbardaale

 Boorame (butconet)- Dagaal ayaa shalay dhexmaray dhinacayda Ku dagaalamay deeganada Ceelbardale Dagaalku waxa uu shalay ayy ka dhacay degaanka Boodhka Galigalool waxaana ku dhintey tiraba hal qof halka labo kalena ay soo gaadheen dhawac .
Goobta dagaalku ka dhacay oo layidhaa Boodhka Galigalool waxa uu magaalada Baki kaga beegan yahay koonfur galbeed waxaanu qiyaas ahaan magaalada Baki u jiraaa 5Mayl oo kaliya.




Dagaalkan oo socdey mudo dhawr saacadood ah ayaa markii danbe istaagey iyadoo meeleshiyo beeledyada diirirtu dhex martey ay mid waliba ku noqotey aageedii dibna loo kala gurtey,waxaana guud ahaan deeganada laga dareemayaa jawi cooladeed oo horleh.





Source TVSLE

No comments:

Post a Comment