Saturday, August 28, 2010

Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Magacaabay Guddida Cisbitaalka Guud ee Hargeisa

Hargeysa (burcolive)- Madaxwe
 ynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa magaaabay Guddida maamulaysa cusbitaalka guud ee Hargeysa.

Sidan-na waxa lagu sheegay war-sa
 xaafadeed uu soo saaray AF-hayeenka Madaxtooyada JSL C/laahi Maxamed Daahir (Cukuse), kaas oo faahfaahsanina waxa u u dhignaa sida:-

“Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Maanta Magacaabay Guddida Cisbitaalka Guud ee Hargeisa.



Markuu arkay: Qodobka 90aad ee Distoorka Qaranka.



■Markuu tixgeliyey: Ahmiyada ay Guddida Cisbitaalka Guud u leedahay Dhismaha Qaranka.



Markuu la tashaday: Cidda ay kusayso.



Markuu Kafiirsaday: Kartidooda, aqoontooda iyo hufnaantooda shaqo



Markuu ku qancay: in ay hanan karaan xilalkan loo magacaabay.



Wuxuu Go’aansaday Madaxweynuhu:



■In Guddidan oo ka kooban 10 Xubnood uu Gudoomiye u ahaado,



■Mudane Maxamed Xuseen Caabi,



•■Gudoomiye ku-xigeena uu u ahaado, Dr. Axmed Yuusuf Obolos,



■Xubnaha Guddidu waxaanay kala yihiin sidan:-



1. Mudane: Maxamed Xuseen Caabi ( Gudoomiyaha Guddida Cisbitaalka)



2. Dr. Axmed Yuusuf Obolos ( G/ku-xigeenka Guddida Cisbitaalka)



3. Mudane Suldaan Xasan Warsame Shire



4. Mudane: Xasan Cali Muuse



5. Marwo. Aamina Yuusuf Aar



6. Marwo. Saakin Jirde Xuseen



7. Xildhibaan Cabdilaahi Cali Askar

8. Xildhibaan Yuuusuf Maxamed Guuleed

9. Mudane: Axmed Muxumed Madar

10. Dr. Cali Qaadi

No comments:

Post a Comment