Thursday, September 2, 2010

Xoghayaha Cusub ee Dawlada Hoose ee Hargaysa oo xilkii la wareegey‏





Hargeysa(somalilandweb)- Xoghayaha cusub ee dawlada hoose ee hargaysa oo maanta xilkii si rasmiha uga la wareegay xoghayihii hore xafladan xil wareejinta aya ka dhacday hoolka shirarka dawlada hoose ee hargaysa taasi oo ay ka so qayb galen masuliyin farabadan oo ay ka mid yihiin badhasaabka gobalka maroodijeex kusimaha duqa caasimada ahna kuxigeenka duqa mr maxamed c/laahi uurcade agaasimahasha dawlada hoose ee hargaysa gudomiyayaasha degmoyinka caasimada xgohayihi hore ee dawlada hoose shaqaalaha dawlada hoose iyo marti sharaf kale .



wax ugu horeyn halkaasi ka hadlay kusimaha duqa caasimada mr uurcade oo ugu horeyn umahad celiyey xoghayihii hore oo u sheegey in u yahay nin dawlada hoose inti u joogay wax wayn ka qabtay shaqaada dawlada hoose iyo waliba horumaarka ay ku talabsaden gole deegaan ahan wax wax isna haalkaasi ka hadlay xogyahayihi oher maxamed aw adan wayrax oo sheegey in ay maanta farxad u tahay in u nin ay in badan so wada shaqeeyen oo shaqaalihisa ah u xilki ku wareejiyo wax anu inta ku daray in xoghayahan cusubi yaay nin ka so bixi kara shaqaan oo anu ahayn nin imika la tilmaamayo oo la odhanayo kaasi waa hebel oo waxaasu qabta taasina waa heeblayo waxaasay qabilkantahy ,



wax kale oo u xogyahayhi hore ku fatamai in u xilka u wareejinayi sidi [ rayaale ] xoghayaihi hore oo ka waramay halka ay wax u marayan wax u sheegen hawsha ay umada u hayan tahay mid baladhan oo u bahan fijig nan dheerad ah wax insa hadalki la wareerey xoghayaha cusub mr deeq xirsi canbuur oo uga mahad celiyey xoghayihi hore sida wadaniyada leh ee u shaqaada dawlada hoose u gudan jirey isaga oo ku dheeradey in mr wayrax u la si shaqaan doono inta u xilka hayo la tashan doono waxii wayarag nimo ah ee shaqaada quseysa,



wax kale oo u xoghayaha cusubi kula kaftamai xoghayihi hore in u isna sidii siilaanyo u si galbin doono

ugu danbeynti wax isna hadalki so gunanaday mr xamarji gudomiyaha gobalka maroodijeex oo sheegey in xiliku yahay wax suna ah oo malinba nin qabanaayo taasii oo u tilmayey in mr wayrax yahay nin shaqada ku firfircon ilaahayna uga baryaaayo in u xilkan mid ka sareeya siiyo wax kale oo u isna so dhaweeyey xoghayaha cusub mr deeq xirsi xujaale [deeq xirsi canbuur]

No comments:

Post a Comment