Somaliland Forever
Pages
(Move to ...)
Home
Contact Me
▼
Thursday, September 16, 2010
Sawirka Maanta Dalka Ciraaq & Amaan Xumada Ka jirta. Daawo La Yaabkan
›
Sawirka Maanta Ay Idiin Soo Gudbinayso Shabakada Caalamiga ah Ee Oodweynenews Waa Dalka Ciraaq, Faah Faahin Uma Baahna Sawirka AyaaSawirka M...
Nin Australian Ah oo Wax Ka Dhiga Jaamacad Dalkaa ku Taala oo Gubay Qeybo Kamida Kitaabka Quraanka Kariinka ah oo Waliba Sigaar Ka Dhigtay
›
AUSTRALIA(somweb)- Subxaanallah: Nin u dhashay dalka Austaralia oo wax ka dhiga jaamacad dalkaa ku taala ayaa gubay qeybo kamida kitaabka qu...
Friday, September 10, 2010
Maamulka iyo Hawl Wadeenada Shabakadda Togdheer Waxay Idinku Hanbalyeynayaan Ciida Fidriga
›
maamulka iyMaamulka iyo Hawl Wadeenada Shabakadda Togdheer Waxay Idinku Hanbalyeynayaan Ciida Fidriga maamulka iyo howl wadenada Ciid wan...
MARKAB LAGA LEEYAHAY DALKA JARMALKA OO LAGA BADBAADIYAY BUDHCAD BADEED SOOMAALIYEED.
›
ADEN(som web)- Ciidamada Maraykanka ee ku sugan xeebaha Soomaalida ayaa ku guulaystay in ay ka badbaadiyaan budhcad badeeda Soomaalida marka...
heesta ciida
›
Friday, September 3, 2010
Al-shabaab: Talibaanka Soomaaliya
›
Shandaranley: Qiso Jacayl Oo Qiimo Gaara Leh, Qaybtii 6-aad, Ha Moogaanina Halkii Ugu Darnayd Ayaa La Galaye!
›
Hargeysa (somalilandweb)- Habeenkaa ciyawoga wiiqda haya, jiriqaaga dhiidha haya iyo sawaxanka shimbiraha hareerihiisa ka shallaadaya ayaa ...
Hees Cusub SOMALILAND: Midhihii Fu’ad Ibrahim Waberi , Laxankii iyo Codkii macaanaa ee Hobalkii caanka ahaa ee Abdinuur Daljir
›
SAWIRKA MAANTA BISAD HARAAD U GEEYAY IN AY KA CABTO KOOB BIYO KU JIRAAN OO KOR SAARAN MIIS HUDHEEL LAGA CUNTEEYO
›
Sawirka maanta Ay Idiin Soo Gudbinayso Shabakada Caalamiga ah Ee somalilandweb waa bisad ka mid ah bisadaha ku nool magaalada Burco oo x...
Dhacdooyinka somalilandweb: Wiil Mareykana oo 22 Jir Ah oo Ka Bad-Baaday Geeri Kadib Markii uu Kasoo Dhacay Dabaqa 39 Aad Daar Dheer oo Ku Taala Magaalada NewYork
›
NEWYORK(somalilandweb)- Wiil dhalinyaro ah oo mareykana ayaa kasoo dhacay dabaqa 39 aad daar dheer oo ku taala magaalada New York ee dalka m...
Hargeysa: Ku Soo Dhawaada Barnaamij Qiimo Badan Oo Aanu Ka Diyaarinay Madarasaddii Kaalinta Koobaad Ka Gashay Tartankii Qur’aanka Ee Ramadaanta Oo Ah Markiz Mucalim Shukri + SAWIRO
›
sawiro Badan Oo Aanu Ka Diyaarinay Madarasaddii Kaalinta Koobaad Ka Gashay Tartankii Qur’aanka Ee Ramadaanta Oo Ah Markiz Mucalim Shuk...
Thursday, September 2, 2010
Raxan ka Mid ah Shaqalihii Ku-meelgaadhka Kastamada Kala-baydh iyo Wajaale oo Mar la wada Eryay
›
Gabiley (somalilandweb)- 12 ka mid ah shaqaalihii ku-meelgaadhka ahaa ee ka hawlgeli jiray kastamada Kala-baydh iyo Tog-wajaale, ayaa mar qu...
Berbera: Goolaftankii Badhasaabka, Isdifaacii Wasiirka, Dooddii Xoor-xoor, Dardaarankii Maayarka
›
Berbera (somalilandweb)- Maareeyaha cusub ee Dekedda Berbera Mr. Axmed Yuusuf Dirir, ayaa si rasmi ah xilka ugalareegay Salaasadii toddobaad...
Xoghayaha Cusub ee Dawlada Hoose ee Hargaysa oo xilkii la wareegey
›
Hargeysa(somalilandweb)- Xoghayaha cusub ee dawlada hoose ee hargaysa oo maanta xilkii si rasmiha uga la wareegay xoghayihii hore xaflad...
Xasiloonidda & horumarka Somaliland gaadhey & dhibaatooyinka ka aloosan Somaliya
›
Horumarka Somaliland “Waxaa Somaliland kajirta xasilooni, iyo horumaro dhaqaale, xasiloonidaasi oo aan kajiran South Africa & Cariga ...
Taliyaha Aan Weli Xilkii Wareejin Ee Ciidanka Booliska JSL Maxamed Saqadhi Dubbad Oo Ka Hadlay Beddalaaddiisa, Arrimo Qarsoon Oo Dhacay, Kuwo Taagan Iyo Qaar Kale
›
Hargeysa(somalilandweb)- Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland ee Shaqada ka sii tagaya Maxamed Saqadhi Dubbad, ayaa ka warramay guud ah...
Shandaranley: Qiso Jacayl Oo Qiimo Gaara Leh, Qaybtii 4-aad
›
Hargeysa (somalilandweb )- Ma jiraan, waqtigaa waraaqo iyo telefoonno la isu diraa. Afkiisa mooyaane, af kalena amaano uma galo. Haduu doona...
Sawirka Maanta: Arbeekada Bilaashka ah ee Xayraamiinta
›
Sawirka maanta Ay Idiin Soo Gudbinayso Shabakada Caalamiga ah Ee somalilandweb waa Sawir muujinaya Dadka shaqo la’aantu hayso oo ku nool...
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland oo Ka Hadlay Masaajid Uu Ku Sugnaa Oo La Sheegay In Laga Taageeray Al-shabaab
›
Hargeysa (somalilandweb)-Wasiirka Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sh. Khaliil Cabdilaahi Axmed, ayaa beeniyay war ku soo baxay Warg...
Wednesday, September 1, 2010
Warar Faah- Faahsan oo ka Soo kordhay Dilkii Taliyaha Asluubta ee Laas-Caanood
›
Laas-Caanood-(somalilandweb)-Taliyaha Ciidanka Asluubta ee gobolka Sool, Marxuum Cabdi Ciise Nuur, ayaa Caawa Fiidkii Koox Hubaysani ku Di...
Berbera: Xil-wareejintii Dekedda Berbera
›
Berbera (somalilandweb)- Maareeyaha cusub ee dekedda Berbera Mr. Axmed Yuusuf Dirir, ayaa shalay xilka kala wareejiyay Maareeyihii hore Ca...
›
Home
View web version