“Wuxuu ahaa nin dadkiisa iyo dalkiisa jecel, waana ninkii naftiisa u huray halkan [Hargeysa] u soo baxay”
Madaxweyne Axmed Siilaanyo
Hargeysa (somalilandweb)- Allaah ha u naxariistee Mujaahid Cabdillaahi Askar oo ahaa halyey adag oo ka mid ahaa saraakiishii ugu cadcadaa ururkii SNM ee Somaliland xorreeyey iyo ciidankii xooggii Soomaaliya, ayaa shalay galab si heer qaran ah loogu aasay xabaalaha Boqol-jire ee magaalada Hargeysa, kadib markii uu isla shalay gelinkii hore ku geeriyooday gurigiisa oo ku yaala degmada 26-ka june.
Monday, August 30, 2010
WAXAYAALAHA UGU QOSOLKA BADAN WADANKA AFRIKA EE AAN BADI LAGU
Qaarada Africa oo ah qaarad
weyn dad badan oo kala duwani ku nool yihiin ayaa waxa had iyo
jeeraale lagu arkaa wax aan ka suurtoobin amaba lagu arag caalamka
horu maray qaarkood waa iska caadi qaarna waad la yaabaysaa oo

Dawladda Itoobiya oo Shaacisay Inay sii Wadi Doonto Iskaashiga ka Dhexeeya Somaliland
Warbixin ka soo baxday Wasaaradda Arrimaha Dibedda Itoobiya oo lagaga hadlay Somaliland iyo dagaallada ka socda Muqdisho
Addis Ababa (somalilanweb)- Dawladda Itoobiya ayaa caddaysay inay sii xoojin doonto xidhiidhka wada-shaqayneed ee ka dhexeeya Somaliland iyo gobollada kale ee Soomaaliya si xal waara looga gaadho khilaafaadka iyo dagaallada ka socda magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya. Maalintii 8aad oo Moqdisho la Waabariisatay Dagaalo Xoogan iyo Alshabaab oo Saxaafada mar labaad Tusiyey Mowlicii Macalin Nuur.
Iyadoo dagaalo galay todobaad ka soconayaan magaalada Muqdisho
ayaa dagaaladii ugu xooganaa waxay maanta ka dhaceen degmada Boondheere ee Waqooyiga Muqdisho, kaas oo ku dhex maraya Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM.
Kulan Afar Geesooda oo ka dhacay Madaxtooyadda iyo Nuxurka Kulanka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND
Republic of SOMALILAND
Xafiiska Af-hayeenka Madaxtooyada JSL
Email: afhayeenka_jsl@yahoo.
Kulan balaadhan oo maanta ka dhacay Guriga Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo ay ka soo qaybgaleen Madaxweynaha JSL, madaxweyne ku xigeenka, Shir-guddonada labada gole (Guurtida iyo Wakiilada), hoggaamada saddexda Xisbi Qaran iyo Komishanka Dorashoyinku, ayaa si guud layskula waafaqay in aanay sababo badan awgood aanay suurtagal ahayn qabashada doorashada goleyaasha Guurtida iyo Wakiilada oo ay muddo aad u yari ka hadhay, iyada oo la ogyahay in ay tii deegaanaduna muddo dhaaf tahay.

Shandaranley: Qiso Jacayl Oo Qiimo Gaara Leh, Qaybtii 2-aad
Hargeysa (somalilandweb)- Talaabada goodaad ee is dhintay, kor-dahab kuma darin qiimaynteeda gabow, laakiin waxay wax ka saartay maydhan oo ah, dangaladeed oo uu goodaad kaga gogol cusbaa, walow minyarada lafteeda aqal-galkeedii waqti badani ka soo wareegay.
Kor-dahab, waxay weli baaqi ku tahay fir-kanax masayr, oo markasta oo ay jaleecdo Aqalka tusmada bidix

Kulan Culus Oo Maanta Dhex-maray Madaxweynaha, Guurtida, Wakiilada, Komishanka, Xisbiyada Mucaradka Oo Ka dhacay Guriga Madaxweynaha
Hargeysa (somalilandweb)- Kulan balaadhan oo maanta ka dhacay Guriga Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo ay ka soo qaybgaleen Madaxweynaha JSL, madaxweyne ku xigeenka, Shir-guddonada labada gole (Guurtida iyo Wakiilada), hoggaamada saddexda Xisbi Qaran iyo Komishanka Dorashoyinku, ayaa si guud layskula waafaqay in aanay sababo badan awgood aanay suurtagal ahayn qabashada doorashada goleyaasha Guurtida iyo Wakiilada oo ay muddo aad u yari ka hadhay, iyada oo la ogyahay in ay tii deegaanaduna muddo dhaaf tahay.
Kulan loogu Magac daray Iskaashiga Horumarinta G/ Togdheer ayaa Lagu Qabtay Jamacada Burco+sawiro.
Burco(somalilandweb) kulan loogu magac daray iskaashiga horumarinta gobolka Togdheer oo ay soo qaban qaabiyeen Maamulka Jaamcada Burco,
kana soo qeyb galeen dhamanba laamaha dawliga ah ee ka howl gala Gobolkta Togdheer kuwa madax banaan ururad bulshada ganac satada iyo dhamaanba bulshada qeybeheeda kala duwan ayaa lagu qabtay xarunta jaamacda Burco.
Wasiirka Maaliyadda Oo Markii U Horaysay Kordhiyay Cashuurta Xoolaha
Hargaysa-(somalilandweb)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliland Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa markii ugu horeysay intii uu xilka
qabtay shalay kordhiyay Lacagta Cashuurta ah ee Adhiga dhoofaaya lagag qaadi jiray Maxjarka Magaaladda Berbera ee ganacsadaha Carbeed Maal-galiyey guud ahaanba Cahuuraha laga qaado Xoolaha kala Duwan ee Maxjarka sii mara oouu Amar ku bixiyey in lagu kala Shubo Accoun-no kale duwan .
Madaxweynaha Somaliland oo ka qayb galay Aaska Marxuum C/laahi Askari oo si heer Qaran ah loo Aasay
Hargeysa Marxuum C/laahi Barkhad Askar oo ka mid ahaa Mujaahidiintii SNM ee sida wayn uga soo qayb qaatay dib u xoraynta
Hargaysa-(somalilandweb)-Marxuum C/laahi Barkhad Askar oo ka mid ahaa Mujaahidiintii SNM ee sida wayn uga soo qayb qaatay dib u xoraynta Somaliland ayaa maanta si heer qaran ah loogu aasay Xabaalaha Boqol jire ee Magaalada Hargeysa.
Madaxwaynihi Hore ee Somaaliland Daahir Rayaale oo Kulan la yeeshay Meles Zenawi iyo Nuxurka Kulanka
Hargaysa-(somalilandweb)-Madaxweynahii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin oo habeen hore soo gaadhay caasimadda dalka Ethiopia ee Addis
Ababa isagoo ka soo kicitimay dhinaca magaalada Jibouti ee jamhuuriyadda Jibouti oo uu uga soo gudbay dhinaca iyo dalka faransiiska ayaa wuxuu saaka oo isniin ah xafiiskiisa kula kulmay Ra’isal wasaaraha dalka Ethiopia Melez Sanawi sida ay sheegtay Idaacadda qarranka Ethiopia laanteeda afka amxaarigu.

Sawirka Maanta: Maxaad ka Taqaanaa Sida Wax Loo kala Iibsado Sayladaha Xoolaha ?
Sawirka maanta waxaanu idiinku soo gudbin doonaa sawir muujinaya qaabka wax kala gadashada Saylada Xoolaha ee Magaalada Hargeysa, waxaanu sawirku muuninayaa laba nin oo gacmaha ku baayactamaya iyada oo gacmahooda ay camuumad ku dedeen si aanay dilaaliinta kale u ogaanin sirta ku duugan wax iibsiga. Waxaa jira halku dheg Soomaaliyeed oo badanaa ay isticmaalaan dadka ganacsatadu taasi oo tidhaahda (meeshu waa suuq oo waa lababa halka ay iska hesho).
Sunday, August 29, 2010
Sarkaal Ka Tirsanaa Saraakiishii Ugu Magaca-dheeraa Jabhaddii SNM Oo Maanta Hargeysa Ku Geeriyooday
Hargeysa (somalilandspace)- Alle ha u naxariistee waxa maanta magaalada Hargeysa ku geeriyooday Kornayl Cabdilaahi Askar Barkhad oo ka mid ahaa Saraakiishi
i waa-weynid ee jabhadii SNM, isla markaana imika ahaa wakiilka Somaliland ee Jarmalka.

Qoraal-taarikheed Ku Saabsan Dhacdadii Mucjisada Ahayd Ee 1983 Lagu Baxay Kornayl Cabdilaahi Askar
Hargeysa (somalilandweb
)- Waxay ahayd dhamaadkii sanadkii 1982kii markii ay Itoobiya ka abuurmeen dhaqdhaqaaqii xaq
u dirirka ahaa ee ururkii SNM, xiligaas waxaa Itoobiya isugu yimi saraa
kiil door ah iyo siyaasiyiin debadaha ka yimi oo ay ujeedadoodu ahayd sidii ay u bilaabi lahaayeen halgan lagaga h
or tago xukuumadii haligantay e
e Siyaad Barre madaxda ka aha
a oo xasuuq iyo xumaato ku la dhaqmaysay shacbigii ku noolaa wixii loo yaqaanay gobalada waqooyi xiligaas.
Sawirka Maanta Madax Weyne Obama oo eygiisa Kula Ciyaaraya Beerta Gurigiisa
Sawirka Maanta ay idiin Soo Gudbinayso Shabakada Wararka Caalamiga Ah Ee somalilandweb Waa Madax weyne Barack Obama oo Kula Ciyaaraya Eygiisa beerata Gurigiisa, Sawirka Sida muuqata waxaa Beretamaya madax weyne Obama & Eygaa
Sawirka Maanta oo Ah Mid Aad u cajiiba Waa Nin Yaxaas Ciyaarsiinaya. Maxay Kula Tahay
Sawirka Maanta ay Idiin Soo Gudbinayso shabakada Caalamiga ah Ee somalilandweb Waa mid Aad Ula yaabi Doontid Waa nin Ciyaarsiinaya Yixaas oo Intuu Hilib Ku Xidhay xadhig Yaxaaskuna uu tiigsanayo Hilibkii, Yaxaaskuna Maaha Mid lala kaftamo waaba Suuro gal Inuu Isaga ku Dhego
SAWIRKA MAANTA: Waa Calankii Dalkeenoo Daruurahaa Babanayee Indhihiina Deymada Degenaan Ku daawada
Sawirka maanta Ay Idiin Soo Gudbinayso Shabakada Caalamiga Ah Ee somalilandweb Waa Calankeenii Hooyo oo Daruuraha Babanaya, Waxaanan Idiin Raacinaynaa Heestii uu Sameeyey Abwaan: Siciid (Ilka jiir) ee Magaceedu Ahaa (Sandulaan Ku Noqon Qaran)
Somaliland Socdaashoo Samadaa Dusheeniyo
Xidigahay Ku Socotaa. Soo Noqona Maysee
Kii Sugaayow Samir……

Wasiiro Ka Tirsan Xukumada Siilaanyo oo Is Casilaaya iyo Khataraha ka Dhalan kara
Hargaysa(somalilandweb) W asiirada Wasaaradaha Gaashaan dhiga, Ganacsiga, bosaha iyo Isgaadhsiinta iyo Wasiir ku Xigeenka
Arrimaha Gudaha oo Dhamaantood ka soo jeeda Beelaha Harti ee Dega Gobolada Sool iyo Sanaag ayaa Shalay isku shubay Qasriga Ma
daxtooyada, waxaanay kulan G arnaqsi ah kala yeesheen Madaxwaynaha Saamiga uu Beelahooda ka siiyay Xilalka uu Magacaabay, waxaana la sheegay inay ugu hanjabeen inay iska casilayaan Xilalkooda hadii aan saamiga loo kordhin Mansabyada Xukuumada Cusub.
SAWIRKA MAANTA: Gaadhi Daad Qaaday Oo Inta Uu Qalibmay Lana Tegay!
Sawirka Maanta ay idiin Soo Gudbinayso Shabakada Caalamiga ah Ee Somalilandweb, Waa mid aad la yaabi doontaan, waxa uu ku saabsan yahay gaadhi xamuul ah oo daad ku qaaday Togga Awr-barkhadle ee u dhexeeya Hargeysa iyo Berbera.
Saturday, August 28, 2010
Wasiirkii Hore ee Qorshaynta Somaliland Muxuu Ka Yidhi Jabkii Xisbigiisa UDUB Ka Raacay Doorashadii Madaxtooyada Arrimo Kale Aad U Xiiso Badan
Hargeysa (burcolive)- Wasiirkii hore ee Wasaarada qorshaynta qaranka iyo xidhiidhka caalamiga ee Somaliland Md. Cali Ibraahim Maxa
med (Cali Sanyare) ayaa markii ugu horeysay ka hadlay sababaha ugu waawayn ee keenay in xis
bigii UDUB ee mudada dheer Somaliland xukumayay lagaga guulaysto doorashadii Madaxtooyada ee dalka ka dhacday 26/06/2010-ka.
Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Magacaabay Guddida Cisbitaalka Guud ee Hargeisa
Hargeysa (burcolive)- Madaxwe
ynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa magaaabay Guddida maamulaysa cusbitaalka guud ee Hargeysa.
Sidan-na waxa lagu sheegay war-sa
xaafadeed uu soo saaray AF-hayeenka Madaxtooyada JSL C/laahi Maxamed Daahir (Cukuse), kaas oo faahfaahsanina waxa u u dhignaa sida:-

Diyaar uma nihin in Somalia ciidamadeen ay galaan haatan” R/W Ethiopia Meles Zani
Adis-ababa (burcolive)- Sida laga soo xigtay warbaahinta dalka Ethiopia Xukuumadda Ethiopia ayaa haatan waxa sheegtay in aysan u qorsheysneen ciid
amadeeda in ay fara geliyaan arrimaha Soomaaliya taa oo meesha ka saareysa arinta dhawaan ka soo baxay
xafiiska R/W Ethiopia Meles Zani uu ku sheegay in hadii loo baado ciidamo ay gaarsiin karaan Somalia, ayadoona uu imaanayo xili cutubyo ciidamo Ethiopian ah lagu arkay gobalka Hiiraan, kuwaasoo mudo kooban ku sugnaa isgoyska Kalabeyr ee gobalkaasi ayadoona la ogeyn waxa ay ka wadaan dhuulatuskasi.

Shabaabka Oo kala gooyay wadada isku xirta Dabka iyo Bakaaraha
Hargeysa (somalilandspace)- Xoogaga Alshabaab ayaa gooyay wadada Dabka ee aada dhinaca Bakaaraha, halkaasoo ah wadada kaliya ee looga geli jiray Suuqa Bakaaraha, oo haatan xaalkiisa alow sahal yahay, kadib markii saameynta ugu weyn ay ku yeesheen dagaalada.
Friday, August 27, 2010
heeso qoraala Indhodeeraley
Ilkaha u eg daruurtee
ciridkaaga duxulka aa
mawluhu ku daahiyo
Debnaha duxusha moodee
mar mar dib uga faydiyo
Sanqaroorka soo degay
Indha deeraleeyeey
Daymada xishoodka
Markad luqunta dadabtaa
Kolba laygu didayaa
ciridkaaga duxulka aa
mawluhu ku daahiyo
Debnaha duxusha moodee
mar mar dib uga faydiyo
Sanqaroorka soo degay
Indha deeraleeyeey
Daymada xishoodka
Markad luqunta dadabtaa
Kolba laygu didayaa
heeso qoraala:dookh samatar iyo fanaanada wayn ee Magool iyo samatar
Samatar
Dalsankii wiriiroo
xiligii ku di i jiray
dabarsamuu ku onkoday
darantuna ugbaad tahay
oo ramasku dayr dhalay
deercadkisii loo dhigay
nirgaha mid duleedka
damalada hadhkoodana
dikriyeysa culimadu
Heeso somali ah oo qoraala oo uu qaaday Maxamed Saleban Tubec
Adduunyada nin dhoofiyo
Ninkii degan dhulkii hooyo
Nin dhergiyo nin dhowr qaday
Aan dheef hayn
Dhedig iyo laboodba
Ninkii degan dhulkii hooyo
Nin dhergiyo nin dhowr qaday
Aan dheef hayn
Dhedig iyo laboodba
Maxkamad Ku Taal dalka New Zealand Ayaa Maanta Ku Xukuntay Sagaal Sanadood oo Xadhiga Gabadh Soomaaliyeed oo Afduubtay Diyaarad dalkaa laga lahaa
WELLINGTON(somalilandspace
)- Maxkamad ku taala dalka New Zealand ayaa maanta ku xukuntay Sagaal sanadood oo xadhiga gabadh soo maaliyeed oo doonaysay inay afduubto diyaarad dalkaa laga leeyahay, Caasha Cali Cabdillaahi oo 36 jir ah ayaa lagu Eedeeyey inay afduubtay diyaarad dalkaa laga leeyahy iyadoo maanta oo jimce ah ay maxkamadaasi ku xu
kuntay Sagaal Sanadood oo xadhig ah,
Thursday, August 26, 2010
kiiska xilmaga caabista jamuuriyada somalialand eemaan ta maxdax wayne siilaanyo ku dhawaaqay
Xafiiska Af-hayeenka Madaxtooyad
Tell: 4424126 / 4423774 / Email: afhayeenka_jsl@yahoo
Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu maanta soo saaray Digreetooyin uu ku Magacaabay in ka badan 35 Masu’uul oo ka mida madaxda Dawlada.

Dagaallo iyo duqeymo maalintii afaraad ka socda Muqdisho iyo barakac ka billowday degmooyinka lagu dagaalamayo
MUQDISHo(burconet)- Dagaallo iyo duqeymo isbarbar socda ayaa maalintii afaraad ka socda magaalada Muqdisho, kuwaasoo u dhexeeya ciidamada DKMG ah, AMISOM iyo Ahlusunna oo isku dhinac ah iyo xoogagga hubeysan ee dagaalka kula jira.
Monday, August 23, 2010
Hal Qof ayaa ku dhintay Dagaalka Dhacay Ceelbardaale
Boorame (butconet)- Dagaal ayaa shalay dhexmaray dhinacayda Ku dagaalamay deeganada Ceelbardale Dagaalku waxa uu shalay ayy ka dhacay degaanka Boodhka Galigalool waxaana ku dhintey tiraba hal qof halka labo kalena ay soo gaadheen dhawac .
Goobta dagaalku ka dhacay oo layidhaa Boodhka Galigalool waxa uu magaalada Baki kaga beegan yahay koonfur galbeed waxaanu qiyaas ahaan magaalada Baki u jiraaa 5Mayl oo kaliya.

Hargeysa: Kulan A soo qaban qaabisey SGS (Small Globe Solution)
Hargeysa: Kulan A soo qaban qaabisey SGS (Small Globe Solution) Oo lagu Lafa-guray Arrinta Xasaasiga Ah Ee Cable-ka Badda Hoos Mara Iyo Talooyin Xukuumada Loo Soo Jeediyey
Hargey(burconet)- Kulan aad loo soo agaasimay oo ay soo qaban qaabiyeen shirkadda ay ku bahoobeen qurba-jooga Somaliland oo la yidhaahdo Small Globe Solutions (SGS) oo Hotel Hadhwanaag ee magaalada Hargeysa, ayaa waxa si weyn loogu lafa-guray arrinta la xidhiidha xiisada maalmahan dambe hadhaysay mashruuca Fiber Optec ee Cable-ka badda hoos maraya ee Somaliland la keenayo.
Sunday, August 22, 2010
Maxaweynaha Somaliland Oo Maanta La Kulmay Wefti Ka Socday Dawlada Ingiriiska
Hargeysa (burconet)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta Xafiiskiisa ku Qaabilay Wefti saddex Xubnood ka kooban oo uu hogaaminaayo Safiirka ingiriiska u fadhiya Addis-Ababa.
Dalka Ingiriiska kooxo Cunsuriyiin Ah oo ku Hanjabay Inay Weerari Doonaan muslimiinta Ku Dhaqan Dalkaa Boqortooyada Ingiriiska Si Ay Dalkaa Uga Saaraan Muslimiinta
LONDON(OODWEYNENEWS)- Kooxo Cunsuriyiin ah oo u dhashay dalka Ingiriiska ayaa ku hanjabay inay weerari doonaan muslimiinta ku nool dalka Ingiriiska. Jariirada Sunday Star ayaa qortay maanta inay kooxdaasi sheegeen inay doonayaan inay dalka Ingiriiska kasaaraan dadka muslimiinta ah intii suura gal ah,
Saturday, August 21, 2010
.Sababta Jabuuti Uga Soo Horjeedo Madaxbanaanida Somaliland

Sida laga warqabo waxaa Gumeysigii Reer Yurub u kala qaybiyey Somalida shan (5)
qaybood oo kala ahaa: Somaliland iyo Gobolka Somaliyeed ee Kenya Ingiriisku ayaa
saami ahaan u helay qabsadayna sannadkii 1884 kadibna Gobolkaas gacanta u geshay
Kenya markii ay xorowday sannadkii 1963, Koonfurta Somalia waxaa qayb u helay
Talyaaniga oo qabsaday sannadkii 1889, Jabuuti waxaa qabsaday Faransiiska sannadkii
1885 iyo Gobolka Somaliyeed Itoobiya oo ay Itoobiya gacanta ku dhigtay sannadkii
1889 kadibna uu Ingiriisku uga daray Dhulka Hawd sannadkii 1954. Halgamadii
gobonimadoonka Somaliyeed ee bilowday badhtaamihii dagaalkii labaad ee Adduunka
(1943-1945) waxay dhammaantood ka midaysnaayeen Aragtida Somaliweyn oo ahayd in la
xoreeyo shanta Somaliyeed(5), la mideeyo, lana wada hoos keeno hal calan iyo hal
dawlad.
Somaliland waxay ahayd dalkii ugu horreeyey ee Somaliyeed oo gobonimada qaata Juun
26dii, 1960, ummadda Somalilandna waxay noqotay dadkii ugu horreeyey ee kaga
dhabeeya hirgelinta Aragtida Somaliweyn markii ay 1dii July, 1960 oo ay xorowday
Koonfurta Somalia la midowday lana baxeen Jamhuuriyadda Somalia taas oo yididiilo
weyn ku abuurtay dhammaan Somalida rajoweynna gelisay in dawladda cusub ee Is-raaca
ay horseed u noqondoonto xoraynta iyo keenidda 3dii gobol ee kale si figradda
Somaliweyn u dhabowdo loona abuuro Jamhuuriyad weyn oo Somaliyeed oo ka dhalata
Geeska Afrika.
Nasiibdarro, dalka Jabuuti oo xoroobay 27kii Juun, 1977 ayaa diiday inuu ku soo
biiro Jamhuuriyadii Somalia sidaasna waxaa ku bilowday burburkii ugu horreeyay ee ku
dhaca hammigii loo qabay Aragtida Somaliweyn. Mr. Xasan Guuleed Abtidoon oo noqday
madaxweynihii ugu horreeyay ee Jabuuti waxaa diidmadiisa u sabab ahaa laba arrimood.
Ta hore waxay ahayd isaga oo arkay sidii Koonfurta Somalia markiiba u boobtay
dawladii Is-raaca ahayd una duudsiday Reer Waqooyiga. Ta labaadna waxay ahayd isaga
oo rabay inuu Jabuuti ka dhiso xukun uu Ciisuhu iska leeyahay siiba jilibkiisa
Mamassan.
Burburkii labada ee ku dhaca Aragtida Somaliweyn waxa uu dhacay markii ay kala
noqodeen Somaliland iyo Somalia sannadkii 1991 soona af-jareen 30 sano oo Is-raac
ahaa (1960-1990). Sababta ugu weynayd kala noqoshada labada dal waxay ahayd dadka
Somaliland oo intay dawladnimadoodii u rareen Somalia si ay u horseedaan Somaliweyn
dabadeedna laga duudsiyay qaybtii ay ku lahaayeen dawladda markii ay ka gadoodeen
arrintaasna loo laayay si arxandarro ah.
Xukuumadda Jabuuti aad ayay uga naxday markii Somaliland ku dhawaaqday inay
madaxbanaanideedii kala soo noqotay Somalia bishii May 18, 1991 isla markaana
shacabka Somaliland si buuxda ugu codeeyay madaxbanaanidiisa May 31, 2001. Dalka
Jabuuti oo ah dal aad u yar (Dadka Jabuuti waxaa lagu qiyaasaa 500,000 qof halka ka
Somaliland lagu qiyaaso 3.5 million qof, dhulka Jabuutina waxa uu dhan yahay 23,000
sqkm halka ka Somaliland yahay 137,600 sqkm) waxay dhibaato weyni ka haysataa xagga
khayraadka dabiiciga ah. Khayraadkiisa ugu weyn ee ay leedahay waa Dekedda Jabuuti
oo keliya oo haddii ay suuq weydo uu jiritaanka dalka iyo nolosha dadkuba geliyaan
halis. Sababta ay xukuumadda Jabuuti uga naxday madaxbanaanida Somaliland waxa weeye
iyada oo cabsi weyn ka qabta in la furo oo ay caadi u shaqayso Dekedda Berbera oo ku
taalla marin ka istaraatiijisan kana muhiimsan ka Jabuuti dabadeedna Dekedda Jabuuti
laga guuro, dhaqaaalaha Jabuuti burburo khatarna uu galo jiritaanka Dalka Jabuuti.
Sidaas darteed, waxay maamulkii ugu horreeyay ee Jabuuti oo uu madaxweynaha ka ahaa
Xasan Guuleed Abtidoon muddo 22 sano ah (1977-1999) iyo ka maanta jira oo uu
madaxweynaha ka yahay Ismaaciil Cumar Geelle muddo 10 sano ah (1999-2009) ay awoodda
saareen sidii ay u xidhnaan lahayd Dekedda Berbera. Madaxweyne Xasan Guuleed
Abtidoon waxa Dekedda Berbera ka xidhay Siyaad Barre, maantana madaxweynaha Jabuuti
waxaa uu muddo shan sano ah (2003-2009) ku shaqaysanayaa oo ka xidhay Dekedda
Jabuuti Daahir Riyaale Kaahin. Waa taas sababta ay xukuumadda Jabuuti uga soo
horjeedo madaxbanaanida Somaliland waxay rabtaa inta Somaliland lagu cesho Somalia
sidaas Dekedda Berbera uga xidhnaanto. Maanta cadowga kowaad ee ay leedahay
madaxbanaanida Somaliland waa dawladda Jabuuti.
Mr. Xasan Guuleed Abtidoon waxa uu ahaa nin Reer Waqooyiga aad u neceb waaana
arrintaas sababtii uu uga soo horjeeday Halgankii SNM. Taliskii Siyaad Barre waa kii
ku soo celiyay dadkii Reer waqooyiga ahaa ee ka cararayay xasuuqii Taliskaas
sannadihii 1988 iyo 1989 sababtuna waxay ahayd yaanay xoroobin Somaliland oo Dekedda
Berbera lagugu furin, maantana cadaawadaas ayuu halkii ka sii wadaa Ismaciil Cumar
Geelle oo awoodiisa oo dhan isugu geeyay la dagaallanka aqoonsiga iyo madaxbanaanida
Somaliland isaga oo adeegsada Daahir Riyaale si Somaliland loogu cesho Somalia si
aan Dekedda Berbera loogu furin oo ah halbowlaha nolosha dadka iyo dalka Somaliland.
Xornimadii ay Somaliland Dawladda Ingiriiska ka qaadatay waxaa laga joogaa 49 sano
Dekedda Berberana waxay ummadeeda ka xidhnayd ugu yaraan 30 sano oo marna Siyaad
Barre ayaa xidhay maantana Daahir Riyaale ayaa xidhay oo waxaa la isticmaalaa
Dekedda Jabuuti si loo dhiso dhaqaalaha Jabuuti loona curyaamiyo nolosha iyo
dhaqaalaha Somaliland.
Ismaciil Adan Cosmaan (Ismaaciil Yare) iyo Yusuf Budle oo labaduba aad iyo aad
xog-ogaal ugu ah siyaasadda qaran-dumisnimo ee daahir Riyaale waxay dhawaan shaaca
ka qaadeen in madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Daahir Riyaale Kaahin uu yahay
khaa`in wadan iyaga oo soo bandhigay cadaymo muujinaya qaran-dumisnimadiisa.
Arrintaasuna waxay caddaynaysaa in Daahir Riyaale aanu markii hore daacad u ahayn
qadiyadda iyo madaxbanaanida Somaliland haddana uu maamulo madaxweynaha Jabuuti,
Ismaciil Cumar Geeelle iyo madaxda Somalia kuwaas oo ku wadahawlan sidii Somaliland
loogu celin lahaa Somalia. Waxaa kale oo shirqoolkan qaran-dumisnimo caddaynayaa in
shantii (5) sano ee uu xukunka hayay Daahir Riyaale uu la dagaallamayay aqoonsiga
Somaliland siiba marka uu u baxo booqashooyinka dibedda oo uu diido ama been ka
sheego ujeedooyinkooda maadaama uu maleego dhagaar khiyaamo qaran. Ujeedada keliya
ee Ismaciil Cumar Geelle ugu ololeeyo dawlad ka dhalata dalka Somalia maaha jacayl
uu u hayo Somalia oo uu diidanyahay inuu la midoobo ee waa rajo uu ka qabo in
Somaliland lagu cesho Somalia oo aan la aqoonsan si ay uga xidhnaanto Dekedda
Berbera. Shirqoolka ay heshiiska ku yihiin Daahir Riyaale, Geelle iyo madaxda
Somalia si Somaliland u burburto waxaa ka mid ah: Horjoogsiga doorashada
madaxweynaha Somaliland, laalidda dastuurka dalka, burburinta dhaqaalaha dalka
(Iyada oo Dekedda Berbera la xidhayo wixii kalena la boobayo si aanu dalku u
hanaqaadin) iyo khalkhalgelinta nabadgelyada si ugu dambaynta dalka looga abuuro
dagaalo sokeeye oo Somaliland kala mid dhiga Somalia si loo waayo aqoonsi dantuna
markaas ku qasabto inay Somalia ku noqoto.
Daahir Riyaale iyo Ismaciil Cumar Geelle ma fahamsana in shakhasiyaad aanay awood u
lahayn inay ka takhalusaan madaxbanaanida Somaliland oo uu ilaashanayo shacabkeeda
leh. Somaliland xaq aan la duudsiyikarin ayay u leedahay madaxbanaani, dawladnimo
iyo aqoonsiga Beesha Caalamka. Dalalka Afrika waxay dawladnimadoodu iyo aqoonsigoodu
ku salaysanyihiin xuduudihii uu u sameeyay Gumaysigii Reer Yurub ee maaaha wax ay u
samaysay Qaramada Midoobay. Somaliland, Jabuuti iyo Somalia xuduudahooda waxaa
sameeyay Reer Yurub. Sida loo aqoonsanyahay Jabuuti iyo Somalia ayaa Somalilandna
loo aqoonsanayaa. Somaliland iyo Jabuuti waa u simanyihiin Somalia. Aqoonsiga
Somaliland waxa keliya oo uu ku xidhanyahay xukun daacad u ah qadiyadda iyo
madaxbanaanida Somaliland.
Somaliland iyo Somalia maaha dalalkii ugu horreeyay adduunka ee kala noqda. Dalkii
la odhanjiray Midowga Soofiyati (Soviet Union) oo ka koobnaa 15 dal wuxuu burburay
1989 markii ay heshiinwaayeen waxaana ka baxay oo madaxbanaanidoodii la soo noqday
adduunkuna aqoonsaday dalalka kala ah: Georgia, Ukraine, Armenia, Uzbekistan,
Lithuania, Estonia, Latvia iwm. Dalkii isna la odhanjiray Xiidhiidhka Yugoslavia oo
ka koobnaa 8 dal waxa uu u kala baxay: Serbia, Caroatia, Bosnia-Herzegovina,
Macedonia, Slovenia iwm oo dhammaantood la aqoonsanyahay. Midnimada ka dhaxaysa laba
dal ama dhawr dal oo is-raaca maaha muqaddas oo haddii ay heshiinwaayaan way kala
noqdaan ee waxaa muqaddas ah midnimada gobollada dal isku xuduud, dad iyo taarikh ah
sida Somaliland, Tanzania, Jabuuti, Uganda, Somalia iwm. Somaliweyn waxay la mid
tahay maanta carabweyn oo aan jirin lamina oga waqtiga ay hirgeliyaaan. Dadbaa ku
dooda Somaliladu ma kala go`ikarto sababta oo ah waa isku af, dhaqan, diin iyo
midab. Carabtu intaba Somalida way la wadaagtaa waana 18 dal maanta waayo sideena
ayay heshiin waayeen cid isku qasbikartana ma jirto. Midnimadu way wanaagsantahay
Diinta Islaamkuna way ammaantay marka la fahamsanyahay la qiimaynayo laguna dhaqmayo
laakiin Diinta Islaamku ma oggola midnimo lagu daadiyo dhiig layskuna baabi`iyo
xukun-jacayl awgeed sidii Somalia ku samaysay Somaliland sannadihii u dhaxeeyay
1982-1990. Afrika waxaa halakeeyay xukun milatari ama qabiil oo dawlad kasta oo
Fadaraal ah burburiya markaas marnaba suurtogal maaha inay ka hirgasho dawlad
fadaraal ah cidnana laguma khiyaamaynkaro Federal Afrikan ah oo aan si jiridoonin..
Madaxweynaha xilkiisu dhammaday ee Daahir Riyaale Kaahin uma muuqdo daacadna kama ah
inuu doorasho xalaal ah dalka ka qabto oo ama wuu horjoogsan oo waxa uu u
hanqaltaagidoonaa muddo kordhin dambe ama inta uu qabto doorasho ayuu ku boobi
hantida iyo ciidamada qaranka waayo waa nin kelitalisnimadiisu ku salaysantahay
qaran-dumisnimo uu caqliguusu siiyay inuu dalka iyo dadka ku celinkaro Somalia si uu
u fusho mu`aamaraadka Ismaciil Cumar Geelle iyo Somalia. Kooxda maanta ka talisa
Somaliland oo ka kooban Daahir Riyaale, xubno wasiiro iyo xubno golayaal qaran waxay
u kala baxaan laba qaybood oo kala ah: Qayb ka soo horjeedda madaxbanaanida
Somaliland iyo qayb la qaybsata debiyada ka dhaca dalka oo og in aanay mustaqbalka
ku noolaankarayn Somaliland rabana inay ku noolaadaan Somalia. Dalku maanta xaalad
aadag ayuu ku jiraa markaas waa in loo diyaargaroobaan nabad iyo dagaal labadaba si
dadka iyo dalka looga badbaadiyo kooxda haysata ee qaran-dumiska ah. Awalba shacabka
ayaa nabadda ilaalinayay si aqoonsi loo helo. Maanta aqoonsigii god yaa lagu riday
waxaana ka soo saarikara oo qudha dawlad cusub oo daacad u ah danta dadka iyo dalka,
Dekedda Berberana u bedesha deked caalami ah oo dhaqaalaha iyo nolosha ummadda kor u
qaada suurtogalna ka dhigta in mustaqbalka Jabuuti dantu ku qasabto inay ku soo
biirto Somaliland.
Waxaan faaladan ku soo gunaanadayaa 10ka beyd ee ugu dambeeya gabagayga aan dhawaan
tiriyay oo lagu magacaabo: Gadood iyo Guul, waana kuwan:
Lixdankii go`aan lagu degdegay, dawladnimo guurtay
Geedigu hayaan Koonfur degay, garabsi uu doonay
Soddon guuradi kala tagtoo, kala go`doo maagtay
Kala guurka iyagaa kasboo, gabay wanaagiiye
**********
Duudsigii Waqooyiga gilgilay, guushi laga boobay
Dawladnimadi subax laga gayaxay, geeski lagu riixay
Gumaadkii xigee ee arlada, dhiiggu galacleeyay
Bendaradi garbaha loo dhigee, ee madfacu goostay
*********
Dharaar bay midnimo gawraceen, gocosho reebeene
Gobonimo ha loogina markale, laab-la-kaca guursha

Aug 21, 2010Gaadhi Tiknikooo ay leeday ssc oo isudhiibay somaliland
Gaadhi Tikniko oo ay leeyihiin kooxda SSC oo isu soo dhiibay Ciidamada Qaranka Somaliland ee Jiida WidhWidh.
widhwidh(burconet)Hal gaadhi oo tikniko ah oo ay leedahay Beesha Jaamac Siyaad ayaa isu dhiibay Ciidamada Qaranka Jamhuuriyada Somaliland ee ku sugan magaalada Widhwidh , gaadhigaas oo uu watay Bidaar Xasan Madoobe.
Ciidamada ka soo goostay Kooxda SSC ayaa waxa ay muujinaysaa Khilaaf xoogan oo ka dhaxeeya iyo kala daadsanaan badan oo haatan hadhaysay Hogaanka SSC iyada oo aanay ciidanku lahayn hogaamiye.
Dhinaca kale waxaa soo xoogaysanaya kala qaybsanaanta Beesha Dhulbahante waxaana soo shaacbaxady natiijooyinka iyo kala fogaanshaha hogaanka Kooxda la Baxaday SSC .Ciidamadan ka soo goostay Kooxda nabad diidka SSC ayaa ku soo beegmaysa Hadal uu ka dhawaajiyay Garaadka Reer Buuhoodle Garaad Abshir Saalax oo sheegay in ay nabada qaadanayaan Wada hadalna ogol yihiin in lagu dhameeyo Khilaafka jira soona dhawaynayo Wada hadalada uu ka dhawaajiyay M/weynaha Somaliland..
Wednesday, August 18, 2010
WADANKA CHINA OO KAALINTA LABAAD EE XAGGA DHAQAALAA KA QAADAY WADANKA JAPAN
CHINA(burconet)Sadexdii sano ee u danbeeyey waxaa si xawli ah u socday koritaamka dhaqaalaha ayaa waxaa China lixdii bilood ee hore kaga hor maray Japan kuna galay kaalinta labaa ee ku xiga Maraykan war subixii isniinta la siidaayey.
Hadaba taariikhdan xasuusta mudan waxay ahayd mid la rejeynaeye waqti uun in ay xaqiiqdeedu soo baxdo hadaba awood roonaanta dhaqaale ee China waa run, hadaba fikrada aduunku ka qabaa China ee xagga dhaqaalaha waa awood cusub oo ku soo biirtay loolanka xagga dhaqaalaha ee aduunka.

Aqoonsigu waxaa uu yimid isniintii markii caasimada Japan ee Tokyo lagu qiimeeyey dhaqaalahooda 1.28 tillion lixdii bilood ee hore sanadka si xoogana uga hoosayso China oo qiyaastii la yimid 1.33 trillion, hadaba Japan ayaa waxay sheegtay in 3 biloodba uu dhaqaalaheedu kordho 0.4 Percent hadaba jileecaa dhaqaale ee Japan waxaa ka faa’iidaystay China oo ka kormaray.
Khabiir u hadlay Japan ayaa sheegay in Japan mudooyinkii u danbeeyey ay calaka u siday wadamo reer galbeeda oo ay ka mid ahaayeen Germany, France, iyo Great Britain, hadaba china oo dhaqaalaheedu cirka sii gelayaa si xawli ahna u socdaa waxaa uu kormari doonaa sanadka 2030 wadanka maraykanka oo dhaqaalihiisu ahaa $14 trillion 2009 kii.
Hadaba China oo ahaan jirtay wadan shuuci ah aduunkana go’doon ka ahaan jirtay ayaa siyaasadeedii wax ka bedeshay una soo jeesatay sidii ay aduunka ula tartami lahayd una kobcin lahayd dhaqaalaheeda waxayna ku hormartay xaga Technology ee xasriga ah waxay xidhiidh diplomaasi oo wanaagsan la yeelatay wadamo b
Madaxweynaha Somaliland Oo Saaka kormeer Kedis Ah Isugu Marayay Xafiisyada Wasaaradaha+video
Hargeysa (burconet)- Madaxmweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa saaka kor-meer isugu bixis ah ku maray guud ahaan xafiisyada Wasaaradaha iyo Wakaalada biyaha ee Hargeysa.
Kor-meerkan uu Madaxweynuhu ku soo maraya Wasaaradaha oo ahaa mid kedis ah, ayaa waxa uu xafiiska kasta oo Wasaaradeed warbixin kaga dhaegaysanayay Wasiirka ka masuul ah Wasaaradaas, iyada oo Wasiir waliba uu Madaxweynaha war-bixin ka siinayay halka ay wax u marayaan iyo qaabka u ula jaan-qaanday masuuliyadii Wasaarada.
Wasiirka Kaluumaysiga, Khayraadka Badda & Maamulka Dekedaha Dr. Maxamed Yaasiin Xasan oo Madaxweynaha Warbixin siinaya.
Inkasta oo aan weli war rasmi ah laga soo saarin kor-meerkaas Maxaweynaha, hadana ujeedadiisu waxa ay ahayd in Madaxweynuhu u kuur-galo sida ay u socdnaa shaqooyinka Wasaaradaha iyo inuu Wasiirka kasta xafiiskiisa kula soo kulmo oo uu war-bixin kaga soo dhegaysto;
Waxa aanu halkan hoose idiinku soo gudbinaynaa Sawiro badan oo ku saabsan kor-meerkii Madaxweynah:-

Plea to the Somalis in UK for help in the release of Paul and Rachel Chandler

Press release:
Plea to the Somalis in UK for help in the release of Paul and Rachel Chandler
We plea to all Somalis living in UK to contribute for the release of the Chandlers held by the Somali pirates in Somalia.
The chandlers have been held by the Somali pirates since Oct. 22, 2009 . The chandlers who are aged 60 and 58 are in poor health and are held in dangerous area of Somalia.
Some of the pirate’s relatives live and prosper in UK as refugees. These pirates are demanding £4 million to release chandlers. The latest pictures posted in the web show the fragile status of both the chandlers who are held at separate locations in Somalia -Read :
http://www.medeshivalley.com/2010/08/sea-jacked-british-couple-paul-and.html#links
We condemn the holding of the chandlers for ransom, but consider the position of the British government not to pay ransom to pirates.We, therefore, call for all Somalis living in UK to contribute towards the release of the Chandlers either by contacting the relatives of the pirates who are holding the chandlers or contribute towards the payment of the requested ransom.
We understand these pirate’s actions do not depict the true culture of the Somali society and its heritage. We believe that these thugs are greedy and selfish and are working on their own. We call upon all Somalis to help the chandlers and work towards their early release. We also call upon all concerned to sign this petition which targets the British Government, Somali TFG and USA :http://www.thepetitionsite.com/1/petition-free-paul-and-rachel-chandler#signatures
We call Paul and Rachel Chandler be released immediately and unconditionally.
By : M. Ali ( Medeshivalley editor )Photos of the chandlers in captivity :
Rachel
Paul Chandler is examined by the Somali doctor: The pair are being held in separate locations in rugged areas between the coastal village of Elhur and the small town of Amara
Paul Chandler, 60, pleaded for help after admitting the conditions they were being held in were ‘difficult’
Read more here: http://www.savethechandlers.com/tag/paul-and-rachel-chandler/
Medeshi
Subscribe to:
Posts (Atom)